Ciidamo badan oo ka goostay Jubbaland oo ku biiray Ciidanka milatariga Soomaaliya 

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka amar qaadanayay maamulka Jubbaland ay soo goosteen kuna biireen ciidamo kale oo milatari ah oo ka amar qaata dowlada federaalka Soomaaliya. Ciidamada ka goostay maamulka Jubbaland oo katirsanaa Daraawiishta ayaa la sheegay in ay ka badan yihiin 150-askari, ciidankan ayaana ku hubeesan … Continue reading Ciidamo badan oo ka goostay Jubbaland oo ku biiray Ciidanka milatariga Soomaaliya